Ma jirto murugo ka xanuun badan in ubadkaagii ay la soo gudboonaato xaalad caafimaad oo halis ah, adigoo aan awoodin kharashka daaweyntiisa.
Balse, farxad ka weyn ma jirto in lagaa daboolo kharashaadkii qalliinkiisa iyo daaweyntiisa, dibna uu kuugu soo laabto isaga oo caafimaad qaba, faraxsan oo ciyaaraya.
Tani waa sheekada Surayo.
#QalliinkaWadnaha #HSF #GargaarBulsho

7:09