Muqdisho, 28 Oktoobar 2026. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Golaha, Mudane @AhmedHasanAden , ayaa si rasmi ah u xiray shirka 8-aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliyeed (FMDC).
#FMDC
#FMDC