Ardaaga aqoonta ee wasaaradda warfaafinta oo marti gelinaya dood-wadaag ku saabsan fududaynta guurka, taas oo ay wadajir u qabanayaan Wasaaradaha; Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinga iyo Diinta iyo awqaafta JSL.
Latest posts 5
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), received the credentials of the Ambassador of the State of Israel to the Republic of Somaliland, Mr. Michael Lotem, during a historic ceremony held at the Presidential Palace in Hargeisa.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa ku booqday Mujaahid, qoraa Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), oo xaalad caafimaad u jiifa.
#SLNTV
#SLNTV
Press Release: Regulatory Directive on Airline Ticket Issuance, Travel-Agent Licensing, and Compliance
Madaxweynaha JSL ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar shaqo oo taariikhi ah oo uu ku tegay dalka maraykanka kaddib.