Maanta in colaaddii ka jirtay deegaannadan Galgaduud, oo dhaaftay jiilkii saddexaad, lagu beddelo nabad iyo wada-noolaansho, waa astaan muujinaysa biseyl, dulqaad iyo dadaal ay muujiyeen dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay soo afjaristeeda.
6:16