Booqashada Ra'iisul wasaare @HamzaAbdiBarre ee Magaalada Laascaanood, kuna muddaysnayd (12-15 April) waxa ay caddaysay in midnimada #Soomaaliya ay tahay mid sal-adag, jiri doonta abid, ayna aas'aas u tahay xoogga qaranka & awood-dhaaajinaysa mustaqbal iftiin badan.
@AhmedMoFiqi
@AhmedMoFiqi
5:03