Twitxy Saved

Suleiman Bolaleh

Verified account This account is verified. Learn more

@SuleimanElite

Social Justice & Human Rights Advocate | Anti‑Corruption Activist | National & International Human Rights Awards Recipient
RTs/Follows ≠ Endorsements
Republic of Somaliland / USA facebook.com/SalebanXuquuq Joined April 2011
6.1K Following 9.2K Followers 42K Posts

Latest posts 5

Pinned post

Suleiman Bolaleh Verified account @SuleimanElite
ABRAHAMIC HORIZONS: TWO FLAGS, ONE MESSAGE🔥

𝙇𝙖𝙨𝙩 𝙬𝙚𝙚𝙠 𝙞𝙣 #𝙃𝙖𝙧𝙜𝙚𝙞𝙨𝙖, 𝙩𝙝𝙚 𝙘𝙖𝙥𝙞𝙩𝙖𝙡 𝙘𝙞𝙩𝙮 𝙤𝙛 𝙩𝙝𝙚 𝙍𝙚𝙥𝙪𝙗𝙡𝙞𝙘 𝙤𝙛 #𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙, 𝙖𝙣 𝙞𝙢𝙖𝙜𝙚 𝙚𝙢𝙚𝙧𝙜𝙚𝙙 𝙩𝙝𝙖𝙩 𝙘𝙖𝙧𝙧𝙞𝙚𝙙 𝙨𝙞𝙜𝙣𝙞𝙛𝙞𝙘𝙖𝙣𝙘𝙚 𝙛𝙖𝙧 𝙗𝙚𝙮𝙤𝙣𝙙 𝙥𝙧𝙤𝙩𝙤𝙘𝙤𝙡 𝙖𝙣𝙙 𝙘𝙚𝙧𝙚𝙢𝙤𝙣𝙮.

𝙏𝙝𝙚 𝙎𝙩𝙖𝙧 𝙤𝙛 𝘿𝙖𝙫𝙞𝙙 𝙖𝙣𝙙 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙'𝙨 𝙏𝙖𝙬𝙝𝙞𝙙 𝙛𝙡𝙖𝙜 𝙛𝙡𝙚𝙬 𝙨𝙞𝙙𝙚 𝙗𝙮 𝙨𝙞𝙙𝙚 𝙖𝙗𝙤𝙫𝙚 𝙩𝙝𝙚 𝙋𝙧𝙚𝙨𝙞𝙙𝙚𝙣𝙩𝙞𝙖𝙡 𝙋𝙖𝙡𝙖𝙘𝙚 𝙖𝙨 𝙋𝙧𝙚𝙨𝙞𝙙𝙚𝙣𝙩 𝘼𝙗𝙙𝙞𝙧𝙖𝙝𝙢𝙖𝙣 𝙈𝙤𝙝𝙖𝙢𝙚𝙙 𝘼𝙗𝙙𝙞𝙡𝙡𝙖𝙝𝙞 (𝙄𝙧𝙧𝙤) 𝙛𝙤𝙧𝙢𝙖𝙡𝙡𝙮 𝙧𝙚𝙘𝙚𝙞𝙫𝙚𝙙 𝙩𝙝𝙚 𝙇𝙚𝙩𝙩𝙚𝙧𝙨 𝙤𝙛 𝘾𝙧𝙚𝙙𝙚𝙣𝙘𝙚 𝙤𝙛 𝙃𝙞𝙨 𝙀𝙭𝙘𝙚𝙡𝙡𝙚𝙣𝙘𝙮 𝙈𝙞𝙘𝙝𝙖𝙚𝙡 𝙇𝙤𝙩𝙚𝙢, 𝘼𝙢𝙗𝙖𝙨𝙨𝙖𝙙𝙤𝙧 𝙀𝙭𝙩𝙧𝙖𝙤𝙧𝙙𝙞𝙣𝙖𝙧𝙮 𝙖𝙣𝙙 𝙋𝙡𝙚𝙣𝙞𝙥𝙤𝙩𝙚𝙣𝙩𝙞𝙖𝙧𝙮 𝙤𝙛 𝙩𝙝𝙚 𝙎𝙩𝙖𝙩𝙚 𝙤𝙛 #𝙄𝙨𝙧𝙖𝙚𝙡 𝙩𝙤 𝙩𝙝𝙚 𝙍𝙚𝙥𝙪𝙗𝙡𝙞𝙘 𝙤𝙛 #𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙.

This was not merely a diplomatic exchange.

It was a declaration that history, identity, and mutual respect can bridge distances that geography and politics often magnify.

From different lands and different religious traditions, two proud peoples stood together under symbols that tell ancient stories. One rooted in the Jewish heritage of Children of #Israel, the other reflecting the Islamic faith and national aspirations of #Somaliland. Yet both trace their spiritual origins to the shared legacy of Abraham, revered by Jews, Muslims, and Christians alike.

For centuries, the Abrahamic faiths have shared common narratives of faith, sacrifice, justice, and human dignity.

Those historic connections have survived empires, conflicts, and changing borders. Last week, those ancient ties found expression in a modern diplomatic moment.

The sight of the two flags flying together sent a powerful message:

𝙏𝙝𝙖𝙩 𝙘𝙤𝙤𝙥𝙚𝙧𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣 𝙞𝙨 𝙨𝙩𝙧𝙤𝙣𝙜𝙚𝙧 𝙩𝙝𝙖𝙣 𝙙𝙞𝙫𝙞𝙨𝙞𝙤𝙣.

𝙏𝙝𝙖𝙩 𝙙𝙞𝙖𝙡𝙤𝙜𝙪𝙚 𝙞𝙨 𝙢𝙤𝙧𝙚 𝙥𝙧𝙤𝙙𝙪𝙘𝙩𝙞𝙫𝙚 𝙩𝙝𝙖𝙣 𝙞𝙨𝙤𝙡𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣.

𝙏𝙝𝙖𝙩 𝙣𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣𝙨 𝙘𝙖𝙣 𝙚𝙢𝙗𝙧𝙖𝙘𝙚 𝙩𝙝𝙚𝙞𝙧 𝙙𝙞𝙨𝙩𝙞𝙣𝙘𝙩 𝙞𝙙𝙚𝙣𝙩𝙞𝙩𝙞𝙚𝙨 𝙬𝙝𝙞𝙡𝙚 𝙗𝙪𝙞𝙡𝙙𝙞𝙣𝙜 𝙥𝙖𝙧𝙩𝙣𝙚𝙧𝙨𝙝𝙞𝙥𝙨 𝙛𝙤𝙪𝙣𝙙𝙚𝙙 𝙤𝙣 𝙧𝙚𝙨𝙥𝙚𝙘𝙩, 𝙥𝙚𝙖𝙘𝙚, 𝙖𝙣𝙙 𝙘𝙤𝙢𝙢𝙤𝙣 𝙥𝙪𝙧𝙥𝙤𝙨𝙚.

𝙃𝙞𝙨𝙩𝙤𝙧𝙮 𝙧𝙚𝙘𝙤𝙧𝙙𝙨 𝙢𝙖𝙣𝙮 𝙢𝙤𝙢𝙚𝙣𝙩𝙨 𝙬𝙝𝙚𝙣 𝙬𝙖𝙡𝙡𝙨 𝙬𝙚𝙧𝙚 𝙗𝙪𝙞𝙡𝙩 𝙗𝙚𝙩𝙬𝙚𝙚𝙣 𝙥𝙚𝙤𝙥𝙡𝙚𝙨. 𝙋𝙧𝙤𝙜𝙧𝙚𝙨𝙨 𝙞𝙨 𝙬𝙧𝙞𝙩𝙩𝙚𝙣 𝙬𝙝𝙚𝙣 𝙗𝙧𝙞𝙙𝙜𝙚𝙨 𝙖𝙧𝙚 𝙗𝙪𝙞𝙡𝙩 𝙞𝙣𝙨𝙩𝙚𝙖𝙙.

In Hargeisa last week, the arrival of Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary Michael Lotem marked more than a ceremonial milestone. It symbolized the strengthening of a historic partnership founded on mutual respect, shared interests, and a common vision for peace, prosperity, and regional cooperation.

𝘿𝙞𝙛𝙛𝙚𝙧𝙚𝙣𝙩 𝙛𝙖𝙞𝙩𝙝𝙨.

𝙎𝙝𝙖𝙧𝙚𝙙 𝘼𝙗𝙧𝙖𝙝𝙖𝙢𝙞𝙘 𝙧𝙤𝙤𝙩𝙨.

𝙏𝙬𝙤 𝙛𝙡𝙖𝙜𝙨.

𝙊𝙣𝙚 𝙫𝙞𝙨𝙞𝙤𝙣.

A historic image. A diplomatic milestone. A powerful reminder that nations can preserve their unique identities while building bridges of friendship across faiths, cultures, and continents.
2:07
Suleiman Bolaleh Verified account @SuleimanElite
That's pure fiction. No #Somaliland official made such an approach. The irony is that it's corrupted #Somalis who are relentlessly seeking #Israel's attention.

Unlike others, #Somaliland has a proven record of standing by its partners. Our long-standing relationship with #Taiwan shows that elections don't shake our commitments. Leaders change, alliances remain. Israel should ignore Somalian propaganda funded by #Qatar, #Erdogan’s regime and #Egypt
The Jerusalem Post Verified account @Jerusalem_Post 2d
Report: Israeli sources reassured Somaliland leaders that the country had no plans to reverse its recognition of Somaliland as an independent entity, even if Israel were to shift away from Netanyahu's leadership.
jpost.com/israel-news/ar…
View quoted post on X
Suleiman Bolaleh Verified account @SuleimanElite
That's pure fiction. No #Somaliland official made such an approach. The irony is that it's corrupted #Somalis who are relentlessly seeking #Israel's attention.

Unlike others, #Somaliland has a proven record of standing by its partners. Our long-standing relationship with #Taiwan shows that elections don't shake our commitments. Leaders change, alliances remain. Israel should ignore Somalian propaganda funded by #Qatar, #Erdogan’s regime and #Egypt
ME24 - Middle East 24 Verified account @MiddleEast_24 2d
Israel Assures Somaliland Independence Recognition Will Survive Netanyahu’s Departure
View quoted post on X
Suleiman Bolaleh Verified account @SuleimanElite
Khabiir Maraykanka ah oo #Somaliland si dhow ula socda una ololeeya aqoonsigeeda oo lagu magacaabo Michael Rubin ayaa diirada saaray khatartan uu nin lehi dayacay.

Sharci La’aanta Maaliyadeed ee Shirkadaha Lacagta Moobilka #Somaliland ayaa ah Khatar Jiritaan

Qalinkii: Michael Rubin

Bil kasta, maalinta loo yaqaan “Patch Tuesday”, shirkadda Microsoft waxay cusboonaysiisaa signing wax lagaga qabanayo nuglaanshaha halista ah ee nidaamyadeeda Maaliyada. Tirada sixitaannadan ayaa si joogto ah u kordha sanad kasta, taas oo ka tarjumaysa korodhka weerarrada internetka ee lagu hayo kaabeyaasha muhiimka ah.

Sannadkii 2024, Microsoft waxay wax ka qabatay 1,011 iskuday weerar amni. Tiradaasi waxay gaadhay 1,128 sannadkii 2025. Hase yeeshee sannadka 2026, tiradu waxay durba dhaaftay 5,000, iyadoo bishii Oktoobar oo keliya la diiwaangeliyey 1,407 wax ka qabasho weerar amni.

Qoraagu wuxuu sababta ugu weyn ku tilmaamay kobaca Sirdoonka Macmalka ah (AI), kaas oo u sahlaya hay’adaha sirdoonka shisheeye iyo kooxaha dambiyada internetka inay si dhaqso leh u ogaadaan una adeegsadaan meelaha nugul ee nidaamyada internet ka dunida ka jira.

Michael Rubin wuxuu sheegay in arrintani tahay digniin waajib ku ah Somaliland in ay si dhab ah u qaadato. Inkasta oo Somaliland ka mid tahay meelaha ugu horreeya Afrika ee adeegyada lacagta moobilka, haddana waxay ka dambaysaa dhinaca sharciyaynta iyo kormeerka maaliyadeed.

Qiyaastii 97% shacabka Somaliland waxay helaan adeeg maaliyadeed, halka 78% ay si joogto ah u isticmaalaan lacagta moobilka. Ammaanka hantidaasna wuxuu si weyn ugu xidhan yahay labada shirkadood ee ugu waaweyn dalka, Telesom iyo Dahabshiil.

Adeegga Zaad ee Telesom, oo la hirgeliyey sannadkii 2009, waxaa isticmaala 96.5% dadka adeegsada lacagta moobilka. Dhinaca kale, 18% waxay leeyihiin akoon e-Dahab.

Inkastoo shirkada ganacsiga Dahabshiil la aas-aasay 1970, shabakaddiisa xawaaladdu waxay bilaabatay 1988. Telesom-na waxay shaqaynaysay tan iyo 2002. Kobaca labada shirkadood wuxuu dhacay ka hor intii aan la samaynwax sharciyo iyo nidaamyo maaliyadeed ah oo ay ku dhaqmaan.

Aqoonyahan Mr. Rubin wuxuu sheegay inaanay caddaalad ahayn in shirkado lagu ciqaabo sharciyo aan jirin markii ay dhisayeen ganacsigooda. Wuxuu xusay in dib-u-soo kabashada Somaliland ka dib dhibaatadii dagaallada iyo xasuuqii shacabka ay wax weyn ku lahaayeen ganacsatada iyo hal-abuurka ay matalaan Dahabshiil iyo Telesom.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in labada shirkadood ay muddo dheer si hoose uga ololeeyeen ka hortagga sharciyo kasta oo curyaamin kara awooddooda suuqa. Arrintaas ayuu ku sheegay mid la fahmi karo maadaama shirkad kastaa iska ilaaliso caqabado suuqeeda ah.

Inkastoo lagu qiyaaso in Telesom ay ka qiimo badan tahay hal bilyan oo doollar, Dahabshiilna ugu yaraan 500 milyan oo doollar, haddana qiimahooda saxda ahi lama yaqaan maadaama ay yihiin shirkado gaar loo leeyahay. Sida uu qoraagu sheegay, daahfurnaan la’aantan ayaa sii noqonaysa halis marka la eego saamaynta ay ku leeyihiin dhaqaalaha dalka.

Qoraagu wuxuu kaloo sheegay in Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinuhu aanay qarin cadaawaddeeda ku wajahan Somaliland. Sida uu sheegay, Beijing waxay adeegsatay xeelado kala duwan oo ay ka mid yihiin laaluush iyo dhaqdhaqaaqyo qarsoon, isla markaana ay la shaqaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo taageero kacdoonno iyo xasillooni-darro ka dhacda deegaanka Laascaanood.

Wuxuu ammaanay madaxweynayaashii Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isaga oo sheegay inay fahmeen inaan Somaliland u leexan karin Shiinaha. Sida uu qabo, Taiwan waxay Somaliland kaga habboon tahay dhinaca qiyamka dimuqraadiyadda iyo dhaqanka siyaasadeed.

Khatar weyn ayuu qoraagu ku tilmaamay suurtogalnimada in Shiinuhu ama cid kale oo cadow ku ah Somaliland bartilmaameedsato nidaamyada Zaad iyo e-Dahab. Haddii la jabsado ama la burburiyo xogta ay ku kaydsan yihiin hantida malaayiin qof.
somalilandchronicle.com/2026/11/13/som…
somalilandchronicle.com Somaliland Lack of Financial Regulation for Mobile Money Companies is an Existential Threat By Michael Rubin Every month on “Patch Tuesday,” Microsoft issues updates to fix critical vulnerabilities. The number of patches correlate to growing cyber threats to critical systems. In 2024, the...