馃摙 Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 馃嚫馃嚧
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay Sabtida, 21-ka Nofeembar 2026, qaban doontaa munaasabadda xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, si loo maamuuso kaalinta macallimiinta ee horumarinta waxbarashada.

1:21